Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Oo Sannadka Cusub ee 2015-ka Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Shacabka Somaliland

0
19

Ujeeddo; Hambalyada Sanadka Cusub

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhamaan shacbiwaynaha Reer Somaliland Curashada Sanadka cusub ee Miilaadiga awgii. 

Muuse BiixiGuddoomiye Biixi wuxuu Alle inooga rajaynayaa inuu sanadkan kiisa inagu gaadhsiiyo Nabad,Caafimaad,Horumar iyo Aqoonsi.

HAMBALYO  HAMBALYO  HAMBALYO

ALLAH                 MAHAD             LEH

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Md. Muuse Biixi Cabdi 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here