Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi Oo Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Alle Ha U Naxariistee Xog-hayihii Ururka SOLJA Maxamed Rashiid Muxumed Faarax

0
31

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu Tacsi u dirayaa qoyskii,qaraabadii, Asxaabtii iyo Bahda saxaafada Somaliland ee uu ka baxay Xoghayihii Ururka Solja Marxuum Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax oo ku geeryooday magaalada Nairobi. 

Gudoomiye Biixi wuxuu Alle uga baryayaa marxuumka inuu u naxariisto Eheladii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo  iiman ka siiyo.

Aamin Aamin Aamin

ALLAH                 MAHAD             LEH

 Muuse Biixi

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Md. Muuse Biixi Cabdi 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here