Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsi U Diray Ehelada Iyo Golaha Wakiilada Xildhibaan Hargeysa Ku Geeriyooday

0
13

Ujeeddo; TACSI

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , ka hogaanka xisbiga, Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Eheladii, qaraabadii, asxaabtii, golaha wakiilada JSL iyo dhamaan shacbi waynaha Somaliland ee uu ka baxay Marxuum    Xildh, Xariir siciid Bulaale, wuxuu marxuumku qayb libaaxa ka soo qaatay Nabadayntii iyo dib-u-dhiskii dalka.

tacsiGudoomiye Biixi wuxuu Alle uga baryayaa marxuumka inuu u naxariisto dhamaanteena samir iyo iiman inaga siiyo.

Aamin Aamin Aamin

ALLAH                 MAHAD             LEH

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye

Md. Muuse Biixi Cabdi 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here