Guddoomiye Sharma’arke Geelle & Lataliye Cabdiwaaxid Oo Deegaannadii Duufaanku Ku Dhuftay Gaadhsiiyey Deeq Isugu Jirta Hu’ga Dhaxanta & Qalabka Dhismaha

0
1

DAAWO Guddoomiye Sharma’arke Geelle & Lataliye Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Oo Guddoomay Deeq Ay reer Hargeysa Ku Caawiyeen deegaannadii Duufaanku ku Dhuftay

 

Hargeysa (Hubaal)- Guddoomiyaha hay’adda shaqaallaha dawladda iyo la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha bulshada Sharmaake Axmed Geelle Dacar iyo Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan ayaa maanta guddoomay deeqo laga soo ururiyey ganacsatada iyo shacbiga Hargeysa, taas oo loogu talo galay in lagu caawiyo dadkii ay waxyeelladu kasoo gaadhay duufaankii SAGAR ee ku dhuftay deegaannada gobollada galbeedka Somaliland.

SHARE
Article horeDawladda Itoobiya Oo Xadhiga Ka Jartay Ceelal Shidaal Oo Laga Qodayo Deegaanka Soomaalida Itoobiya
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here