Gudiga Beelaha Garxajis oo War Cusub Ka Soo Saaray Dagaalka Ka Soo Cusboonaadey Ceel-Afweyn

0
1

Hargeysa (Hubaal) Guddida Beelaha Garjaxis ayaa waxaa ay war cusub ka soo saareen dagaalada deeganka Ceel Afweyn waxaana ay sheegen in guddidu ay arintaasi baaq nabadeed ku baaqeyso.

Sidoo kale guddidu waxaa ay sheegen in ay uga fadhiyaan madax dhaqameed ka tirsan beesha bariga Burco oo guddida Garxajis ku eedeyey inay dagaalkaasi abaabulayaan.

SHARE
Article horeXukuumada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadashay Dilka Taliyihii Aaga Taleex
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here