Gudoomiyaha UCID Faysal Cali-waraabe Oo Xilkii Iyo Xubinimadii Ka Qaaday Cabdinaasir Buuni oo ahaa Gudoomiye-ku-xigeen xisbiga

0
1

Gudoomiyaha UCID Faysal Cali-waraabe ayaa Xilkii Iyo Xubinimadii Ka Qaaday Cabdinaasir Buuni oo ahaa Gudoomiye-ku-xigeen xisbiga.

Cabdinaasir Buuni oo u waramay HCTV, waxa uu sheegay inuu isagu iscasilay, intaan xilkaba laga qaadin. sababta iscasilaadiisana muuqaalkan soo ka daawo.

Warqada xil-ka-qaadista Mr. Buuni oo ahaa Gudoomiye-ku-xigeen xisbiga UCID ayaa sidan u dhignayd.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here