Guri-barwaaqo Oo Shaqaalaha Warfaafinta Ku Sagootiyey Eedo Culculus

0
1

Hargeysa, (Hubaal) – Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland, Cabdiraxmaan Guri-Barwaaqo ayaa sheegay in Shaqaalaha Wasaarada Warfaafintu ay ka dambeeyeen Xaruntii Isgaadhsiinta ee dhawaan gubatay ee Wasaaradaasi iyo sidoo kale Idaacada Radio Hargeysa qaybtii la hadlaysay dibada oo iyaduna mudooyinkii u dambeeyey fadhida oo uu sheegay Wasiirku in la fadhiisiyey.

SHARE
Article horeGudoomiye Faysal Oo Si Kulul Uga Hadlay Arinta Ganacsade Axmed Cismaan Geellel
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here