“Hadday Innoo Furayaan Jabhada Wasiirradii Jabay {JAWJAB} Oo Ay Ictiraafka Soo Dedejinayso, Dee Waan U Mahadnaqayaa”

0
601

Boobe Yuusuf Ducaale Muxuu Ka Yidhi Dhaqan ahaan iyo siyaasad ahaanba shirkii ay shalay yeesheen golaha wasiirradii hore ee xukuumaddii Siilaanyo?

“Anigu garan maayo qolodan {wasiirraddii xukuumaddii madaxweynihii hore ee JSL} Haddii dedaalkii ay sameeyeen intii ay xilka hayeen ay innoogu darayaan imika inay furan Jabhada Wasiirradii Jabay (Jawjab) oo taasina ay ictiraafka Soo dedejinayso, dee anigu waan u mahadnaqayaa” Boobe Yuusuf Ducaale

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here