“Hal Computer Oo Kaliya Baa Yaala Istuudiyaha Tv-ga Qaranka”

0
28

Wasiir-Ku-Xigeen wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in hal Kombiyuutar oo kaliya uu yaallo Istuudiyaha Telefishenka qaranka Somaliland oo ay ku baxdo maaliyad ka kabadan inta ku baxda afar ama shan wasaaraddood oo waa weyn.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here