HALKAN KA AKHRI: Nuxurka Warbixintii Miisaanniyada Qaranka Ee Uu Maanta Guddida Dhaqaaluhu Ka Jeediyey Fadhigii Golaha Wakiillada+Nuxurka Ay Koobsanaysay Iyo Meelaha Ay Taabatay

0
31

Hargeysa (Hubaal)-Fadhigan maanta ee Golaha oo uu Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada mudane C/raxman Maxamed C/laahi ayaa waxaa maanta Golaha loo jeediyay Warbixinta Guddida dhaqaalaha ee odoroska miisaaniyada Qaranka ee 2015.
Warbixinta ka dib ayaa waxaa ra’yiyo kala duwan soo kala jeediyay qaar kamid ah xildhibaanada Golaha kuwaas kala qabay laba aragtiyood oo kala ah in miisaaniyada duuduub lagu ansiyo iyada oo aan laga doodin iyo kuwa kale oo qabay in laga doodo isla markaana loo yeedho Wasiirka Wasaarada Maaliyada si su’aalo looga waydiiyo miisaaniyada iyadoo markii dambana laysku raacay ra’yigan dambe ee ah in laga doodo Wasiirkana loo yeedho. Warbixintii Guddida dhaqaalaha oo dhamaystirana si aad uga bogato fadlan guji sawirka Hoose ee Guddoomiyaha Guddida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiillada Xildhibaan Cumar Sanweyne

Cumar Sanweyne

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here