HALKAN KA BOGO: Cabdikariim Axmed Mooge oo Maanta La Wareegay Xilka Wasiir ku xigeenka Madaxweynuhu U Magacaabay

0
148

Hargaysa (Hubaal)-wasiir ku xigeenka cusub ee wasaarada qorshaynta Somaliland C/kariin Axmed Mooge ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay xilkii wasaardaasi Wasiir ku xigeenkii hore, kaasi oo uu dhawaan u soo magacaabay madaxweynuhu.
CaBDIKARIIM AXMED MOOGEwasiir ku xigeenak cusub ee wasaarada qorshaynta iyo is kaashiga caalamiga ah c/kariin axmed moge ayaa halkaasi ka hadalay waxaanu yidhi ”aad iyo aad ayaan ugu farxsanahay xalkaasi cusub ee uu ii magacaabay madaxweynahaygu aadna waan u soo dhawynyaa xilaaksi waxaanan ilaahay ka rajaynyaa inuu I fududeeyo iuna asturo xilkaasi iyo masuuliyadaasi lay magacabay layna gartay”.
Wasiirku xigeenka oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu tilmaamay in ay lagama maarmaan tahay in la wada ilaashadao qaranimada Somaliland yar iyo wayna ay inaga dhaxayso lana wada ilaashado waxaanu sheegay in ay nabad galyadu wax walba kow ka tahay .
Wax isguna halkaasi ka hadalay wasirka wasaarad qorshaynta Somaliland Dr.Sacad Cali Shire waxaau soo dhaweeyay wasiir ku xigenka cusb ee lo soo maga caabay wasaaradaasi ee dhalinyarada ah c/kariin waxaanu sheega in ay si waaagsan oo daacadnimo ku jirto uwada shaqan doonaan .
Gabagabadii waxa halaaksi xilkii loogu kala wareejiayay wasiiradaasi cusub waxaan u kala wareejiayay wasiirka wasaradaasi sacad calai shire.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here