Halkan Ka DAAWO: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khudbadiisii U Horreysay ee Distoori Ah Saaka Ka Jeediyey Fadhi Ay Labada Gole-baarlamaan Yeesheen

0
40

 

Khudbad Sannadeedka Dastuuriga ah Ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi-25 March 2018

Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha labada Gole ee sharafta leh, Waxa xurmo iyo maamuus  ii ah inaan maanta hor-imaaddo labada Gole-baarlamaan ee Jamhuuriyadda Somaliland oo aan ka jeediyo khudbad sannadeedka dastuuriga ah ee 2018.

Mudanayaal, xukuumadeenan aan Madaxweynaha ka ahay, waxay jeexatey qorshayaal cad-cad oo la xidhiidha dhinacyada:

Halkan Ka Daawo KhudbaddaMadaxweynaha Oo Muddo 55 Daqiiqo Ah socotay

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here