HALKAN KA DAAWO: Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Caasimadda hargeysa

0
20

Madaxweynaha JSL oo maalmahii u dambeeyey socdaal shaqsi ah ku joogay Magaalada dekedda ah ee Berbera ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Caasimadda ah ee Hargaysa, halkaas oo kumanaan ruux ku soo dhoweeyeen.

madaxweyne siilaanyo

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here