HALKAN KA DAAWO: Shirkii Jaraa’id Ee Maanta Hoggaanka Ururka SOLJA Ku Qaadacay Shirka Xubno Ururka Kamid ah Iclaamiyay

0
14

Guddoomiye Ku-xigeenka SOLJA,Xog-hayaha guud iyo xubno uu kamid yahay guddoomiyaha Guddidii Qaban-qaabada ee Is casishay oo sida fiinta uga qayliyay Shir ay sheegeen in xukuumaddu daaha u daba fadhido oo xubno kamid ah ururkaasi iclaamisay in la qabanayo maalinta Berri.

Guddoomiyaha ururka SOLJA Xasan Maxamed Yuusuf ayaa mar labaad garab istaagay guddidii qaban-qaabada shirweynaha shanaad ee ururka Solja ee uu hore ukala diray islamarkaana xaaraan timeeyay go’aanada ay soo saaraan

xubnaha solja

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here