HALKAN KA DAAWO: Shirweynaha Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Oo Hargeysa Ka Furmay Iyo Nuxurka Khudbad Uu Guddoomiye Cirro Ka Jeediyay

0
23

Hargeysa(Hubaal) Shirweynihii garabka dhalinyaradda ee xisbiga Waddani ayaa hada ka furmaya Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Dhamaanba Ergooyin ayaa ka kooban 13 gobol ee somaliland.

Gudomiyaha Xisbigaasi Cabdiraxmaan Ciro ayaa furay shirweynaha dhalinyarada waxana uu digniin adag udiray komishanka doorashooyinka Qaranka isagoona madaxweyne SIILAANYO usoo jeediyay mudaynta doorashooyinkii Dalka

shirka dhalinyarada waddani

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here