HUBAALMEDIA.COM
HALKAN KA DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Oo Saaka Dhir-beeris Ku Xustay 18-MAY 2017
May 18, 2017 - Written by Mustafe Faro

Hargeysa (Hubaal) Shaqaale weynaha wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda oo Ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud ee Amniga Iyo Maamulka ayaa Saaka xuska 18ka May ku xusay xarunta wasaarada oo ay ka fuliyeen dhir beeris.

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maxamed Kuuse Diiriye Agaasimaha Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur iyo Agaasimaha Amniga Xasan Nuur Abokor ayaa Halkaasi Kala Hadlay Shabiga Somaliland oo ay ku hambalyeeyeen munaasibada !8 May oo Sanadka Halku dhig u Yahay “18 may aan daryeelo dadkeena”

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews