HALKAN KA DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Cafis U Fidisay 20 Maxbuus Oo Kasoo Jeeda Deegaanada Gobolka Sool

0
16

Waxa  maanta xabsiga Mandheera laga sii daayay maxaabiis tiadoodu dhan tahay ilaa 20 maxbuus oo kasoo jeeda deegaanada gobolka Sool,kadib markii ay xukuumadda Somaliland cafis u fidisay maxaabiistan ku jirtay xabsiga Mandheera oo laga soo qabtay tuulada Saax-dheere ee gobolka Sool.

Guddoomiye ku-xigeenka baarlamanka Somaliland Baashe Maxamed faarax ayaa maxaabiistan u sii galbiyay magaaladda Laas-caanood

Halkan ka Daawo warkan

maxaabiis

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here