HAMBALYO MEHER: Mahad Warsame Cabdulle Iyo Hibo Maxamed + Daawo Sawiradda‏

0
34

Maxamuud Garaad Maxamed, Suldaan Xasan Maxamed Cabdiraxman, Garyaqaaan Jamac Cilmi Xaashi,Xildhibaan Nuuradin Cabdiraxmaan Ibrahim, Xildhibaan Sakariye Aadan Muuse, Caaqil Maxamuud Cabdi diiriye,  Maxamed Cilmi Dhimbiil, Siyaad Axmed -Nuur Aw Jibriil, Cabdicasiis Daahir Barkhadle, Deeq Cabdi Axmed, Axmed Xaaji Maxamuud, Ismaacil Axmed Nuur, Garsoore Xasan Axmed-Nuur Aw Jibriil,  Xuseen Cabdi Axmed, Cali Cantar , Cismaan Kalash, Cabdishakur Jamac Cabdi (Shiine), Maxamed Jamac Cilmi, Maxamed Aadan Maxamed (XIDIG), C/laahi Aw Aadan Ismaaciil, Maxamed Daahir Cilmi,Axmed Cabdiraxmaan Ibraahim, Cismaan Saleebaan Bootaan, Caaqil Xasan Khaliif hoori.

…………………………………………………………

IMG_6204Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyoWariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan. Waxaa halkan Hambalyo balaadhan oo aan la soo koobi Karin ka diraya Weriyayaasha kala ah.Agaasimaha Bulsho tv C/rashiid nuur Wacays xaaskiisa iyo caruurtiisa,Agaasimaha Star tv Xasan Maal Dhidar,Tafatiraha Wargeyska Sahan Siciid khaddar C/laahi xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cumar Aw Cali Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/naasir Guray Meecaad,Nagiib C/laahi Colaad,Cabdicasiis Cali Nuur iyo xaaskiisa,C/raxmaan Muxumed (Fantastic),Faysal Maxamed Aadan(fifa),Siciid Maxamed Cali xaaskiisa iyo inantiisa,Badri Koosaar Maxamuud iyo xaaskiisa,Cismaan Maxamed Cismaan,Maxamed Cabdi Ibraahin,Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Meherka Boqorka MAHAD WARSAME CABDULLE IYO Boqorada HIBO MAXAMED CABDI oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Hargeisa gar’ahan Crown Hotelka shalay oo ay taarikhdu ahayd 30/3/2015.Waxaanay leeyihiin noqda kuwii meherkooda ku gadha nolol badhaadhe iyo farxadle ku noolaada. Aamiin Aamiin Aamiin Aamin.IMG_6179 IMG_6169

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here