Hargeysa: Ciidanka Boliiska Oo Xabsiga Dhigay Xoghayihii Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya

0
1

Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in Cabdiqani Yaasiin Maxamed oo ah xoghayihii xafiiska ra’iisal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ee Soomaaliya uu maalintii labaad ku xidhan yahay Hargeysa.

Laamaha ammaanka ee Somaliland wax war ah kama aanay soo saarin xadhiga mas’uulkan, hase yeeshee wararka ayaa sheegaya in Cabdiqani Yaasiin Maxamed ay ciidanka boliiska ee Hargeysa ka soo qabteen gurigiisa magaalada Hargeysa oo ay xidheen.

SHARE
Article horeQabsoomida Doorashada: Qorshe Guusheeda & Guuldaradeedu Ku Xidhnaan Doonto Dhinac keliya!
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here