HARGEYSA: Macalimiinta Dugsiyada Hoose/dhexe Oo Diidan In Imtixaan Laga Qaado

0
1

Hargeysa (Hubaal) Macalimiintan ayaa wasaaradda Waxbarashada ku hor mudaharaaday iyagoo sheegaya inaanay diyaar u ahayn imtixaan laga qaado.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa dhawaan sheegtay in macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada hoose/dhexe laga qaadi doono imtixaan lagu hubinayo tayada aqoontooda.

SHARE
Article horeCudurka Kushinka, Kiimikada la isku Caddeeyo iyo Kiniinka la isku Naaxiyo
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here