Hargeysa: Mashruucii Biyaha Xumbo-Weyne Oo Fashilmay

0
148

Hargeysa (Hubaal) Wasiirka Wasaarada Biyaha Saleeban Cali Koore oo maanta warbixin siiyey Golaha Guurtida ayaa rejjo la’aan ka muujiyey Mashruuca Biyo soosaarka ee Xumbo-weyne, kaasoo ay dawladda Imaaraadku maal-gelinaysay, isla markaana la doonayey in Koonfurta iyo Bariga Magaalada lagu gaadhsiiyo Biyo nadiif ah.

 

Deegaamada qorshuhu ahaa in laga waraabiyo Mashruucan ayaan helin Biyaha Qasabada ee ka yimaada Geed-deeble, balse mashruucan laftiisa ayaa ahaa mid dooddiisu soo noqnoqotay.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here