Hay’adda Caalamiga Ah Ee Amnesty International Oo ka Hadashay Xadhiga Buur-madow iyo Maxamed Kayse

0
1

Hargeysa (Hubaal) Hay’adda u dooda xuquuqda bani’aadamka ee magaceeda la yidhaa Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay waxay ku sheegtay in Boqor Buurmadow la xukumay iyada oo aan wax difaac ah aanu helin. “Garsoore Axmed Dalmar Ismaaciil wuxuu u diiday {Boqor Buurmadow} inuu qareen helo iyo inuu is difaaco, inkasta oo uu marar badan sidaas codsaday.” Ayay tidhi Amnesty. Sidoo kale waxaay warbixintu sheegtay in Maxamed Kayse Maxamuud lagu xukumay qoraal uu Facebook ga dhigay oo uu ku sheegay madaxwaynaha local.

Amnesty International waxaay sheegtay inaay ka walaacsan tahay in Boqor Cismaan Buurmadow iyo Maxamed Kayse Maxamuud lagu xukumay aragtidooda oo ay dhiibteen darteed. Ugu danbaytnii waxay ka codsatay Somaliland inay xorriyadooda u soo celiso.

Links-gan Hoose Guji oo Kala Deg warbixintii ay soo saartay Amnesty oo dhamaystiran.

Amnesty UA

SHARE
Article horeWargeyska The Observer oo Shaaciyey In Somaliland Aqoonsi ka Doonayso Uganda
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here