“Heshiisyadii ay wada galeen khaatumo iyo somaliland waa waajib fulintiisu, Madaxweyne Muuse Biixina….. “

0
154

Wasiirkii hore ee madaxtooyada somaliland

 

 

Hargeysa (Hubal) – Wasiirkii hore ee madaxtooyada somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waajib ku tilmamay fulinta heshiisyadii ay wada galeen somaliland iyo khaamuto, waxaanuu sidaasi ka sheegay munaasibad hargeysa lagu qabtay. Mxamuud xaashi oo arrintaasi ka hadlay mar uu ka qayb galay xaflad lagu daah furayyay bug cusub oo Hargeysa  lagu qabtay,  waxa uu yidhi “Cali Khaliif aad ayaan u bogaadinayaa hadalada uu halkan ka lahaa ee khuseeyay fulinta heshiis yadii ay wada galeen khaatumo iyo somaliland waana uu ku sax san yahay arimahaasi waxay ahaayeen arimo aynu ka wada shaqaynay in qarankan la mideeyo wada jirkiisa laga shaqeeyo waana waajib Madaxwayne Muuse Biixina waan ku kal soo nahay in uu halkaasi ka sii wadi doono waana hogaamiye bisil oo garan karaaya muhiimada ay xanbaar san tahay fulinta heshiis yadaasi”

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here