Hogaamiyeyaasha Itoobiya Iyo Eritrea Oo Billad Ku Helay Dadaakii Nabadda

0
1

Dubia (Hubaal) Ra’iisalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa la siiyay abaalmarinta ugu sarraysa ee uu bixiyo dalka Imaaraadka Carabta. Labada masuul ayaa hadda ku sugan Isutagga Imaaraadka Carabta, ka dib tallaabooyinkii layaabka lahaa ee ay dhanka dib u heshiisiinta u qaadeen bishan horraanteedii.

Kaaliyeyaasha labada masuul ayaa Twitter-ka ku soo qoray dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kaalin mug leh ka qaatay isu keenidda labada dal ka dib labaatan sano oo ay is dagaashanaayeen, sida uu sheegayo Martin Plaut oo gobolka ka faallooda.

SHARE
Article horeXafiis Ganacsi Ma Yahay Oo Ma Qaban Karaa Shaqo Diplomaasiyadeed?
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here