Hoggaamiyeyaasha Eritrea Iyo Itoobiya Oo Soo Afjaray Colaaddii Xadka

0
1

Asmara (Hubaal) Reysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isaias Afewerki ayaa kala saxeexday heshiis wadajir ah oo ku salaysan nabadda iyo xidhiidh saaxibtinimo, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta dalka Eritrea. Heshiiska ayaa lagu xusay inuu soo afjarmay dagaalkii uu dhexeeyay labada dal.

Yemane Gebremeskel ayaa sawirradan soo geliyay barta Twitter-ka.

Eritrea and Ethiopia have signed a Joint Declaration of Peace and Friendship today.  The Agreement, which specifies five pillars, was signed this morning at State House by President Isaias Afwerki and Prime Minister Abiy Ahmed

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here