HUBAALMEDIA.COM
HUBAAL Channel: DAAWO Wasiir GARAS oo Xilkii Waxbarashada Ku Wareejiyey Wasiir-ku-xigeenka Cusub Ee Wasaaraddaas Loo Magacaabay
October 13, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

Hargeysa (Hubaal) – Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee JSL Md. Cabdillaahi Ibraahin Habanne oo xilkii wasiir ku xigeennimo u kala wareejiyey wasiir kux igeenkii hore  ee wasaaradda waxbarashada haatan ah wasiir ku xigeenka wasaaradda wershadaha Md. Yuusuf Cismaan Garas iyo wasiir ku xigeenka cusub ee wasaaradda waxbarashada loo soo magacaabay Md. Shaacir oo hore u ahaa wasiir ku xigeenka maalliyada.

saddex19Munaasibad bilan oo labada wasiir ku xigeen xilka kula kala wareegeen oo maanta lagu qabtay magaallada Hargeysa ayaa wasiir kux igeenkii hore ee waxbarashadu Md. Yuusuf Cismaan Garas oo halkaasi ka hadlay waxaa uu ka warramay waxyaabihii u qabsoomay muddadii uu xilka wasaaradda waxbarashada hayay isaga oo farta ku fiiqay guullo la tilmaami karo in wasaaraddu gaadhay oo uu qayb ku lahaa. Waxaanu wasiir ku xgeenka cusub u rajeeyey in uu halkaasi ka sii wado hawsha.

Wasiirka waxbarashada Md Cabdillahai Ibraahi Habane oo isna halkaas ka hadlay ayaa wasiir garas ku ammaanay wada shaqayntii ka dhaxaysay labadooda iyo guud ahaanba xidhiidhkii uu hawl wadeennada waxbarashada la lahaa muddadii uu xilka wasiir ku xigeenka hayay Md Yuusuf Cismaan Garas,.

Haddaba Muuqaalka ku saabsan xafladii xil wareejinta ee labada wasiir ku xigeen halkan hoose ka daawo

 


vlcsnap-2016-10-13-20h02m10s0

vlcsnap-2016-10-13-20h02m15s0

garas

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews