HUBAAL Ka Akhri: Liiska Xubnaha Guddida Fulinta Ee Guddoomiyaha KULMIYE Magacaabay

0
26

Ujeeddo: Magacaabis Guddi Fulineed

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE isagoo raacaya Qodobka 24aad iyo Qodobka 32aad ee Dastuurka xisbiga, wuxuu magacaabay Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE oo kala ah:

Muuse Biixi

1.     Dr. Xuseen Maxamed Xoog

2.     Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar

3.     Eng. Cabdiqaadir Iiman

4.     Dr. Maxamed Axmed Cabdi (Carabayto)

5.     Bulbul Cabdi Madoobe

6.     Axmed Cabdi Xuseen

7.     Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)

8.     Carab Nuur Xandule

9.     Fu’aad Aadan Cadde

10.    Garayaqaan Maxamed Jaamac

11.    Maxamuud Ismaaciil Xasan (Badde)

12.    Jaamac maaxamuud Cigaal

13.    Shariif Abokor Dhuux-yare

14.    Cabdinajax Siyaad Cabdi

15.    Maxamed Cabdi Iskeerse

16.    Canab Cumar Ileeye

17.    Maxamed Faarax Xirsi

18.    Maxamed Cadbillaahi Cabsiiye

19.    Baashe Yuusuf Axmed

20.    Xildh. Maxamuud Jaamac Warfaa

21.    Dr. Axmed Cumar Maax

22.    Ilhaan Maxamed Jaamac

23.    Ibraahin Aadan Qaalib

24.    Axmed Xuseen Oomane

25.    Cumar Sh. Maxamuud (Cumar-yare)

26.    Mahdi Xuseen Caddare

27.    Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi

28.    Prof. Cabdi Cali Jaamac

29.    Sahal Cali Cartan

30.    Maxamed Muuse Ibraahin (Buuni)

31.    Cali Siciid Raygal

32.    Xildh. Cali Maxamed (Cali Barre)

33.    Axmed Aw Cabdi Shaacir

34.    Dalays Shire Faarax

35.    Aniisa Nuur Cigaal

36.    Sahra Maxamed Xuseen(Basbaaso).

 

        Allaa                           Mahad                     Leh

            

 

                  Mudane, Muuse Biixi Cabdi

               Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here