HUBAALMEDIA.COM
HUBAAL KA DAAWO: “Dadku Ma Doonayaan Muddo Kordhin Dambe”
July 7, 2016 - Written by Mustafe Faro

“Heshiiska Dekedda Berbera Mad-madow Badan Baa Ku Jira” Sheekh Aadan-Siiro

Hargaysa (Hubaal):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Salaadda Ciidda Wuxuu kaga hadlay Xaaladda Dalka ee Wakhtigan, sida Doorashooyinka iyo Heshiiska Dekedda Berbera.

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siiro) ayaa U Mahad naqay Dadka dhalasho Ahaan Ka Soo jeeda Gobolka Gabiley ee degan Degmada 26-june ee Magaallada Hargeysa, kuwaas oo uu ku tilmaamay in ay kaalinta koowaad ka galeen qaadhaan loo ururinayay xabaallo cusub oo laga qorsheeyey waqooyiga Hargeysa.

Waxaa kale oo uu sheekhu u mahad naqay Beesha uu ka dhashay ganacsade Cali Maaweel oo uu sheegay in ay iyaguna kaalinta labaad u galeen bixinta taborucaadkaas.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews