Hubaal Ka Daawo “Inamada Yar-yar Ee Wasiirada ah Ee Siilaanyo Lugoonaya Waxaan Leeyahay, Dab Baad Ku Ciyaaraysaane Waxaad Ka Heshaan Waxba Hanaga Siinina, Intaan Hore U Dulqaadanayna Dib U Dulqaadan mayno” Muj. Maxamed kaahin

0
19

Hargeysa (Hubaal) Guddoomiyaha 1-aad ee xisbiga Kulmiye mujaahid Maxamed Kaahin ayaa si kulul uga hadlay khilaafka ka taagan xisbiga isaga oo fariin wax ku qaadasho ah u diray xubno wasiiro ah oo uu ku sheegay inay dab ku ciyaarayaan.

Halkan ka daawo muuqaalka isaga oo ka hadlaya arrimahan

maxamed kaahin

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here