HUBAAL Ka DAAWO Sawirrada Kulan Casho-sharaf Ku Ladhan Tahay Oo Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen DUBAI Kula Yeesheen Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md. Rayaale

0
21
masuuliyiinta ugu sareeya xisbiga mucaaridka ah ee caddaalada iyo daryeelka somaliland Ucid yaa casho sharaf aad u qiimo badan kusoo dhaweeyay madax waynihii hore ee jamhuuriyada somaliland mudane daahir riyaaale kaahin oo magaalada Dubai, United Arab Emirates casha sharaftan aadka u quruxda badan ayaa waxa ka dhex muuqda madaxwaynihii hore ee somaliland mudane riyaale gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID eng faysal ali waraabe madaxwaynaha mustaqbalka musharaxa jagada madaxwayne ee ucid mudane aqoon yahan Jamal Ali Hussein gudoomiyaha xisbiga ee dalka ingiriiska mudane siciid ucid iyo xubno ka tirsan jaaliyada reer somaliland ee wadanka isku taga imaaraadka carabta UNITED ARAB EMIRATES gaar ahaan magalada dubai iyo abu dhubai casha sharaftan oo noqotay mid aad u heersarasa ayay dhamaanba masuuliyiintu kaga wada hadlayeen talooyin iyo taariikho dhaxal gal ahwabilaahi tawfiiq
gudomiyaha garabka dhaliinyarada xisbiga ucid
jimcaale abdi gadhle
Gudomiye Jimmy
hargeisa somaliland

10404889_718934818148824_6162664438865827142_n-vert10404889_718934818148824_6162664438865827142_n

Rayaale iyo UCId
Rayaale iyo 2Rayaale iyo UCId310437019_570247826428825_1647494673415728781_n

 (4 photos)

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here