Hubaal Ka Daawo Video: Beelweynta Ciidagale Oo Meel Adag Iska Taagay Khilaafka KULMIYE + Mawqifkooda Siyaasadeedna Muujiyay

0
30

Hargeysa (Hubaal) Beelweynta Ciidagale ayaa maanta shir jaraa’id oo ay qabteen ku muujiyeen khilaafka xisbiga Kulmiye iyo mawqifkooda siyaasadeed.

Shirkan ayaa waxa ka soo qayb galay salaadiin, cuqaal, dhalinyaro iyo siyaasiyiinta beesha

Waxa halkaasi ka hadlay wasiirkii hore ee caafimaadka Dr. Xuseen Xoog oo hadaladiisu ay u badnaayeen dhinaca nabad gelyada

beesha ciidagale

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here