Hubaal Ka Daawo VIDEO Naxdin Leh Oo Faham Ka Bixinaya Qaabkii Xalay Loo Miray Cabdillaahi Abokor

0
24

“Kowdii iyo badhkii habeennimo ayay na soo galeen markaa xabbad ayay nagu bilaabeen, innamo ayaa joogay guriga Istaaf ah, Innamadii bay xabbado isku rideen, markaa xabbada kala garan maayo anigu kuwan iyo kuwaas waxay ridayeenne laakiin bambooyin baa nalagu ridayay sun baa nalagu tuuray, suntan dadka ka ilmaysiisa” sidaa ayay tidhi Marwo Sacdiya Maxamed Cilmi oo ah Oorida Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga ee Ciidammadu kaxaysteen“… 1:30-kii Ayay Na Soo Galeen, 3:00-Dii Habeennimona Way Naga Tageen..Waxa La Kaxeeyey Cabdillaahi Iyo 3 Inan Oo Staff Ahaa Oo Mid Dhaawac Ay Ku Qaateen…”

DSC03766

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here