HUBAALMEDIA.COM
HUBAAL TV: DAAWO Waraysi Xiiso Badan Oo Wariye A.A. Ciidle La Yeeshay Prof. Gees Oo Amuuro Badan Ka Hadlay
August 18, 2016 - Written by Mustafe Faro

Hargeysa (Hubaal) Wasiirkii hore ee maaliyada iyo arrimaha dibedda ee Somaliland prof. Maxamed Siciid Gees oo maanta wareysi gaara HCTV ku siiyay magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay guud ahaan xaalada nabadgelyo iyo siyaasad ee dalka iyo sidoo kale wadahadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia.

Ugu horeyn wariyaha telefiishenka HCTV Aadan Cabdi Ciidle oo waraysigan la yeeshay pro. Gees ayaa weydiiyay su’aal u dhignayd bal sida uu u arko wadahadaladii dhawaan xukuumaddu la gashay kooxdii Khaatumo ee uu horkacayay prof. Cali Khaliif Galaydh, waxaana uu Gees isagoo ka jawaabaya hadalkiisa ku bilaabay sidan;

“Marka hore waan ku hambalyeynayaa madaxweynaha talaabadaas, waana guul Somaliland usoo hoyatay, nabad iyo wadahadal ayaa lagu gaadhaa hurumar, cid walbana waa lala hadlayaa oo Yuhuudii iyo Carabtii ayaa wadahadlaysa, Gaalo iyo Muslim baa wadahadlaya, markaa innagoo is afgaranayna maxaynu u wadahadli waynay.” Ayuu yidhi Gees.

Waraysigan oo intaasi kasii faahfaahsanna halkan ka daawo

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews