HUBAALMEDIA.COM
HUBAAL TV KA DAAWO: “Aaal….Aaal, Maanta Baddii Baad Ila Gashay Dee KOOSAAR-OW…Hhhhh..Maanta Dhirta Ka Hadal Oo Maalintii Dhirta Ayay Ahayde….Hhhh…….” Wasiir Waran-Cadde
July 10, 2016 - Written by Mustafe Faro

Su’aal U Dhignayd Sababta Ay Weli Xabsiga Ugu Jiraan Sheekh Sunne Iyo Farxaan Xidig ayuu Wariye Bedri Koosaar kula soo booday Wasiirka Daakhiliga Somaliland. Wasiirka oo Su’aal shoodh wadata ka hor geeyay Wariyahii ayaa keentay in Wariyihu isna dhankaa iyo dadka u tilmaamo Su’aashii wasiirka. Intaasi kadib Wasiirka ayaa ugu dambeyn kaga yeedhsiiyay wariyihii jawaabta uu  ka sugayay oo u dhacday siduu isla wasiirku rabay. waana tan wixii dhexmaray: wasiir waran cadde iyo wariye bedri koosaar

WARIYE:  Wasiir Maxay Sheekh Sunne Iyo Fannaan Farxaan Xiddig Ku Xidhan Yihiin?

WASIIR: aaal….aaal, Baddii Baad Ila Gashay…….Maanta Dhirta Ka Hadal… Horta Maanta Maalintii Dhirta Ayay Ahayd KOOSAAR-OW….Hhhh…..Miyaad Diidan Tahay Qofkii Dembi Gala In La Xidho?………

WARIYE: Dadka U Sheeg

WASIIR: Maye Adigu Ma Diidan Tahay?…Ii Sheeg dee…. Ka Jawaab…dee Haa Ama Maya mid uun Dheh Ileyn Qof Muwaadina Ayaad Tahaye, qofku hadduu dembi galo in la xidho munaasib ma tahay?….dee hadal……dee hadal?

WARIYE: aa..aa……Ma DEMBI………..een..een…..cid walba in dambigeeda lagu Qaado………….WASIIRKII: hhhhhh…haa dee cid walba in dambigeeda lagu qaado, FARIID,,hhhhhh…haday dambi galena waxa la gaynayaa maxkamadda oo layska hayn maayee waa la eegayaayoo, dembigoodaa la caddeynayayoo, bannaan baa lagu qaadayaa

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews