HUBAALMEDIA.COM
HUBAAL TV KA DAAWO: “Anigu ISBAHAYSIGA Kama Tirsani Hadda, Waanan Ka Baxay, Muddo Yar Oo Gaaban Markii Wixii Iska Laalmeenna Waxay Ila Noqotay Inaan Xisbigii {KULMIYE} Halkaas Kaga Tegin….Muuse Biixi-na..”
July 23, 2016 - Written by Mustafe Faro

Hargeysa (Hubaal) Xildhibaan Kijaandhe oo ka tirsanaa xubnihii ka cadhooday shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ugu doorteen musharaxnimada madaxweyne iyo ku-xigeen ee xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi Iyo Cabdiraxmaan Seylici, ee iyagu bannaanka ugu baxay xayndaabkii xisbigaasi, ayaa isagu haatan toobad keenay, waxaanu maanta warbaahinta horteeda ka sheegay inaanu ka mid ahayn qoladii la baxday isbahaysiga ee kasoo horjeeday guddoomiye Muuse Biixi iyo codkii xisbigu siiyay inuu noqdo musharraxa madaxweynaha xisbigaasi, waxaanu xildhibaan Kijaandhe oo uu caddeeyay inuu ka mid yahay Xisbiga talada haya ee KULMIYE, si buuxdana isula barbar taagayo taageerradiisa Guddoomiyaha xisbiga ahna musharraxa madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi.

“Anigu ISBAHAYSIGA Kama Tirsani Hadda, Waanan Ka Baxay, Muddo Yar Oo Gaaban Markii Wixii Iska Laalmeenna Waxay Ila Noqotay Inaan Xisbigii {KULMIYE} Halkaas Kaga Tegin….Muuse Biixi-na waan dhisayaa musharraxnimadiisa, oo waan daba soconayaa”

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews