HUBAALMEDIA.COM
HUBAAL TV: “Waxaan Soo Jeedin Lahaa In Labada Doorasho, Wakiillada Lasoo Horeysiiyo, Madaxweynahana 2 Sano Loogu Daro” Xildhibaan Xasan cawaale
July 9, 2016 - Written by Mustafe Faro

Xildhibaan Xasan Cawaale sidoo kale waxa uu soo jeediyay in iyana 2 sano loogu daro golaha guurtida

Hargeysa (Hubaal) Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa ka hadlay ra’yigiisa ku aaddan doorashooyinka baarlamaanka iyo madaxtooyadda ee sanadka soo socda la filayo inay dalka ka qabsoomaan. Xildhibaan Xasan Cawaale oo.ka mid ah mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland ayaa soo jeediyay in labada doorasho ee madaxtooyadda iyo wakiillada la kala saaro, isla markaana ay doorashada wakiillada laga soo hormariyo madaxtooyadda. Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo saxaafada kula hadlay Hargeysa ayaa soo jeediyay in muddo 2 sano ah loo kordhiyo madaxweynaha “waxaan soo jeedinayaa fikirkayga ku aaddan labada doorasho la kala dambaysiiyo, sidaa daraadeed lasoo horeysiiyo doorashada baarlamaanka, isla markaana madaxweynaha loo kordhiyo laba sanadood.” Ayuu yidhi xildhibaan xasan Cawaale oo sidoo kale sheegay in xukuumadihii ka horeeyay xukuumadda haatan ay hayeen xukunka muddo ka badan inta madaxweyne Siilaanyo hayo, isagoona sheegay in qas imanayo haddii labada doorasho ee wakiillada iyo madaxtooyada la isa saaro ama mar lawada qabto “sababta aan u leeyahay midaasi waxay tahay, haddii labada doorasho laysku daro waxa dhacaya oo imanayo qas. Qolooyinkii ka horeeyay waxay ahaan jireen ilaa sagaal sano iyo siddeed sano iyo waxbay ahaan jireen, markaa waxaan leeyahay madaxweynaha haloo kordhiyo laba sano, oo ta baarlamaanka hala soo horeysiiyo.”  Ayuu yidhi Xildhibaan Xasan Cawaale waxa

Sidoo kale Xildhibaankani waxa soo jeediyay in iyana 2 sano loogu daro oo loo kordhiyo golaha guurtida.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews