Ictiraafka Somaliland Halaga Qanciyo Saudi Iyo Wadamada Islaamka. W/Q: Abdishakur Gande

0
1

بسم الله الرحمن الرحيم

. Madaxwayne Kuxigeenka JSL Oo Boqortoyada Sucuudigu Ka Helay Martiqaad meeqaamkiisu sareeyo oo maamuus dawladnimo iyo milgo sare leh ayaa markale boqorka sucuudigu ku marti qaaday Qado sharafeed maanta oo kale sanadkii mar ku maamuso madxda dawladaha muslimka ah ee soo Xajida. Iyadoo mar hore na ay soo muuqatay markii ugu horayse inta Madaxwayne Xigeenka JSL joogo sucuudi ula macaamilay xidhiidh dawladnimo balse sida ka muuqatay kaadhka aqoonsiga Madaxwayne Kuxigeenka JSL ee xujaajta oo lagu marti galiyay Somalilander-nimo.

. Masha allah… arintan ayaa qayb wayn ka ah milgaha dawladnimo ee Somaliland uu Sucuudigu u muujiyay Al Xaaji Cabdiraxmaan Saylici Madaxwayne Kuxigeenka JSL.

. Libaax yar oo dhal ah baa Aabihii waydiiyay; Aabo, sidee lee ugaadhsadaa?. Libaaxi waynaa baa intuu jeenigii libaaxa yar intuu cantuugay ugu jawaabay Aabo ugaadhsigu waa sidaa oo lagu adkeeyay. Hadaba aqoonsiga Somaliland wuxu ku jiraa geediga Madaxwayne Kuxigeenka JSL hogaaminayo oo la adkeeyo.

SHARE
Article horeRaysalwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo Soomaalida kala hadlay qoondada 5% ee shidaalka
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here