HUBAALMEDIA.COM
“Is-Maandhaafka Ka Jira Dalka Waxa Sababaya Hoggaanka Waddanka Oo Laba Weji Ku Shaqeynaya..” Sheekh Aadan Siiro
September 2, 2016 - Written by Mustafe Faro

Hargeysa (Hubaal) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Xaaladaha kala duwan ee Somaliland mareyso, sida Dagaalka ka socda Deegaannada Ceel-Af-weyn oo uu ku baaqay in Gurmadkiisa la ballaadhiyo.

Sheekh Aadan-Siiro oo xaaladda Dalka ku eegaya isha Sunnaha Nebiga iyo Qur’aanka, ayaa isago ugu horeyn ka hadlaya Go’aan qaadashada wuxuu yidhi, “Waxaynu ka hadlaynaa Raadka ay Islaamka ku leedahay Go’aan qaadashada Umad Islaam ah oo meel ku nool, ama ha noqdo Hoggaanka markaa Dalkaa ka jira ama ha noqoto Beel meel ku nool, ama ha noqdo Nin Hoggaaminaya Koox meel loo diray.”

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews