Itoobiya Oo Dib U Furtay Safaaraddeedii Eritrea

0
1

Asmara (Hubaal) Dawladda Itoobiya ayaa dib u furatay safaaraddii ay ku lahaan jirtay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, taas oo ah tallaabadii u dambaysay ee ay dib ugu haggaajinayso xidhiidhkii labaatanka sano xumaa.

Munaasabbada dib loogu furayay safaaradda waxaa ka qaybgalay madaxweynaha Erirtea Isaias Afwerki iyo ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Ilaa iyo hadda ma cadda wakhtiga ciidammada Itoobiya ay ka baxayaan dhulka xadka ku yaalla ee lagu muransan yahyay, kaas oo qayb wayn ka ahaa heshiiskii nabadda ee dhawaan la gaadhay.

SHARE
Article horeNuxurka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Wasiirrada Arrimaha Dibadda Ee Ka Dhacay Jabuuti
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here