Jaamac Shabeel Oo sheegay In Jagada Guddoomiye-ku-xigeenka 2-aad Ee Kulmiye Ay Bannaan Tahay

0
2

Hargeysa(Hubaal):- Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-Shabeel) ayaa been waliba luuqad lasoo dhoobdhoobay ku tilmaamay qoraal uu ku saxeexan yahay guddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga Kulmiye, Axmed Cabdi Dheere oo ay guddida fulintu sheegeen inay xilkii kaga qaadeen. Jaamac Shabeel waxa uu sheegay in jagadaasi bannaan tahay oo aan wali la dooran xisbiguna aanu ansixinba Axmed Cabdi Dheere, ku dooday inuu sharci-darro ahaa go’aankaasi.

Jaamac shabeel oo maanta shir jaraa’id qabtay waxa uu sheegay inaanu jirin khilaaf u dhexeeya isaga iyo xisbiga Kulmiye, xisbiguna is haysan.

SHARE
Article horeC/raxmaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Jaamac Shabeel
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here