Jawigii Uu Ku Furmay Shirka Nabadeynta Ceel-Afweyn Iyo Boqor Buurmadow Oo Madasha Soo Gaadhey

0
1

DAAWO: Shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaanka Ceel-afwayn oo uu si habsami leh saaka uga furmay halkaasi, ayaa waxaa goobta shirka soo gaadhay Boqor Cismaan Buurmadow oo shalay ka baaqday imaatinka Madasha.

SHARE
Article horeCiidamo iyo Tiknikadoodii Oo Ka Soo Goostay Maamulka Goboleedka Soomaaliya ee Puntland oo Somaliland Ku Soo Biiray
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here