HUBAALMEDIA.COM
Ku-Xigeenka Duqa Caasimada Hargeysa Cabdicasiis (Cago-Weyne) Oo Khudbad Kahor Jeediyay Baarlamaanka Wales
April 5, 2017 - Written by Mustafe Faro

Maayir Cabdicasiis Cagawayne Ayaa Noqday Mayar ku Xigeenkii Ugu Horeeyay Ee Ka qayb Qaata Ololaha Ictiraaf Raadinta Somaliland

Hargeysa (Hubaal) Mayar Ku-xigeenka Caasimada Hargeisa Md. Cabdicasiis Maxamed Xaashi Ayaa Warbixin kahor jeediyay Baarlamaanka Dalka Wales, Kasoo Uu Uga Xaal Waramay Xaalada Guud Ee Dalka Jamhuuriyada Somaliland.

cagoweyne

Baarlamaanka dawlada Welsh ee dalka Britain Ayaa  ka dooday sidii Somaliland wax loogu qaban lahaa kadib markuu  Mayor Cabdi Casiis uu war bixin Buuxda ka Siiyay Xaalada Somaliland  kulankii uu la yeeshay Baarlamaanka  Welsh. Mayarku Wuxuu Xildhibaanada Iyo Masuuliyiin kale Oo katirsan Dawlada Wales Usoo Bandhigay Dawladnimada Taamka Ah Ee ka jirta Somaliland Iyada Oon Haysan Ictiraaf Caalamiya.

Md Cabdicasiis Maxamed Xaashi Oo Wakhtiyadii Ugu Danbaysay Safar Shaqo Ugu Maqnaa Dalwaynaha Uk Ayaa Intii Uu Joogay Uk Waxa Uu kulamo Gooni Gooni Ah  Layeeshay Madaxda Boqortooyada Ingiriiska.

Mayar Cabdicasiis Ayaa warbixintii Uu Siiyay Baarlamaanka Dalka Wales Ay waxwaynka Tari Doontaa Sidii Dawlada Wales Ay Somaliland Ugala Shaqayn Lahayd In Somaliland Hesho Ictiraaf Buuxa

Maayir Cabdicasiis Cagawayne Ayaa Noqday Mayar ku Xigeenkii Ugu Horeeyay Ee Ka qayb Qaata Ololaha Ictiraaf Raadinta Somaliland Waxaana La Odhan Karaa Wuxuu Kamid yahay Masuuliyiintii Ku qanciyay Dawladda Walesh Inay Ictiraaf Buuxda Siiso Dalka Somaliland.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews