Ku-xigeenka Duqa degmada Burco oo xabsiga u taxaabay Guddoomiyihii ururka dhalinyarada Jiidali ee Gobolka Tog-dheer

0
19

Burco(Hubaal)-Waxa Goor Dhawayd Xabsiga Dhexe Ee magalada Burco Loo Taxabay Gudomiyihii Ururka Jiidale Ee Gobalka Togdheer Cabdisamad Ahmed Boon, Xadhiga Loo gaystay Gudomiyihii Ururka Jiidale Ee Gobalka Togdheer ayaan la garayan Sababta Keentay Xadhigiisa

 Jiidali1

waxaana aan ilaa haatan la ahyn sababta keentay in xabsiga loo taaxaabo gudomiyaha uruka jiidali ee Gobolka Togdheer balse ila wareedyo rasmi ah ayaa shabakada caalamiga ah ee Berberatoday.com u xaqiijiyay  in xadhiga gudoomiyaha ururka jiidali ee gobolka togdher uu ka danbeeyey maayar ku xigeenka degmada Burco Muxumed Xasan Jamac {XODAY}iyada oo aan waxa uu xadhigaasi kuyimina aan ilaa hada la xaqiiijin balse waxa la filayaa uun inuu kamid yahay xadhiga isdabajooga ah ee ay xukumada Siilanyo kuhayso dhalinyarada Jiidali oo ay Xukumadu sas aan la aqoonsan ay ka qaaday ururka dhalinyarada Jiidali.

Berberatoday

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here