HUBAALMEDIA.COM
Kulan Hadal Hayn Dhaliyey Oo Shalay Hargeysa Ku Dhex Maray Guddoomiye Cirro Iyo Siyaasiyiin Ay Ka Mid Yihiin Abiib Timo-cad Iyo Ismaaciil Yare
July 1, 2017 - Written by Mustafe Faro

Walow Madasha Laysku Arkay Mid dhaqan Ahayd Haddana Dareenku Meesha Kama Madhnayn

Xod-xodashadii Guddoomiye Cirro + Damacii Siyaasadeed Ee Labadan Xubnood+Saamaynta Ay Ku Leeyihiin Bulshada ay Metalaan=…. ?

Capture

Hargeysa (Hubaal) – Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo dhawr maalmood ka hor kasoo laabtay wadanka Sucuudiga ayaa shalay kulan hadal hayntiisu badatay Hargeysa kula qaatay Siyaasiyiin ay kamid yihiin Wasiirkii hore ee Wershadaha Abiib Axmed Diiriye (Timo-cad) iyo Siyaasiga ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare).   Siyaasiyiintan ayaa hore xilal wasiiro ah waxaa ay uga soo qabteen xukuumadan talada dalka Haysa ee madaxweyne Siilanyo iyo xukuumdihii ka horeeyey. Ilaa hada ma cada ujeeddka rasmiga ah ee kulankooda, wallow  kulankani ahaa mid ka dhashay madal meher ah oo ka dhacday Hotel Green Plaza ee magaalada Hargaysa, hadana  goob joogeyaal Hubaal Xalay la xidhiidhay aya atibaaxay in ay xodxodasho siyaasadeed meesha ka muuqatay oo kulanka shalay ee  khaaska ahi  si gaar ah ugu qotomay isu soo dhawaansho siyaasadeed oo goobjoogayashu sheegeen inay labadada dhinacba uu bisayl  iyo rabitaan kalsooniyeed kamuuqtay.  Warku waxaa uu intaa ku daray    in labadan siyaasi iyo weliba xubno kale oo  iyaguna hore xilal wasiirnimo uga soo qabtay xukuumadda Siiilaanyo ay  ka baaraan degayaan inay xulafo siyaasadeed la qaataan xisbiga WADDANI oo ay ku biiraan balse warkaasi hubaashiisu illaa hadda ma cadda.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews