Kulan Kor Loogu Qaadayo Siyaasadda Beelaha Laga Tiradda Badan Yahay Oo ka Qabsoomay Hargeysa

0
1

Hargeysa (Hubaal) Kulan kor loogu qaadayo siyaasadda beelaha laga tiradda badan yahay, islamarkaana lagu hirgalinayay soo jeedinta qoondadii gaarka aheyd ee kuraasta golaha wakiiladda iyo deegaanka ee uu madaxweynaha qaranka Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi u qoondeeyay. Waxaana kulankani soo qaban qaabiyay urrurka u dhaq-dhaqaaqa beelaha laga tiradda badan yahay ee la Daami Development Organization, DYDO.

Sidoo kale waxaa kulankani gacan ka geystay qabsoomidiisa hay’adda ONSOM.

Daawo:

Kulankani oo ka qabsoomay Hutel Impreil ee magaalada Hargeysa waxaa ka soo qayb galay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, in Faysal Cali Waraabe, Suldaan Naasir Suldaan Cabdi Ismaaciil, kana mida sulaadiinta waa weyn ee beeshaasi, xubno ka socday urruradda xuquuqal insaanka madax dhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee beelaha la heyb sooco.

SHARE
Article horeXanafta Ka Dhalatay Doorashadii Madaxtooyada Iyo Cidda mas’uuliyadeeda leh
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here