Laba Wiil Iyo Gabadh Walaalo Ah Oo Hargeysa Gaadhi Ku Jiidhay

0
1

Saddex Caruura oo Walaalo ah ayaa ku geeriyooday shil gaadhii oo ka dhacay XaafadaMasalaha ee Koonfurta magaalada Hargeysa.

Saddexdan ruux ayaa kala ahaa, Gabadh 20 sano jirtay iyo laba wiil oo da’ 15 iyo 13 sano kala jiray, sida uu sheegay Aabaha dhalay caruurta oo lagu magacaabo cabdilaahi Saleebaan

SHARE
Article horeWasiir Koore Oo Ka Dhawaajiyay War Farxad Geliyay Bulshada Ku Dhaqan Magaaladda Berbera
Mustafe Mohammed Abdullahi better known as Mustafe Faro is a senior Somali journalist, writer and cameraman. Mustafe is the head of programmes of Hubaal newspaper - a daily Somali magazine issued from Hargeisa, Somaliland. He is the assistant editor of the Independent Newspaper in Hargeisa, also the assistant editor of Somali Commentator. You can contact him through his E-mail: loodh2013@gmail.com or +252 63 4097497

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here