HUBAALMEDIA.COM
Lix Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Muqdisho
May 8, 2017 - Written by Mustafe Faro

Khasaaraha qaraxa Muqdisho

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay tiro ka badana way ku dhaawacantay qarax ka dhacay agagaarka mukhaayad ku taalla magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta.

Qaraxan ayaa ka dhacay Maqaaxi lagu magacaabo Baar Italiano oo ku taalla waddada Mak Al Mukarramah. Ma cadda wali in gaadhiga qarxay uu waddada marayay ama la dhigay agagaarka makhaayadda.

Ma jirto wali cid sheegatay mas’uuliyadda weerarka balse kooxda Alshabaab ayaa weerarada noocan ah ka faluiso magaalaada Muqdisho.

Bishii February ayay kooxdu ku hanjabtay inay sare u qaadi doonto weerarada ka dhanka ah dowladda madaxweyne Farmaajo.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews