Lixda Dal Ee Maanta, Galabta iyo Caawa Ku Kulmaya Koobka adduunka & saacadaha geeska afrika ee ay Ku beegan yihiin

0
1

 

 

 

Waxaa Duhurka maanta, Galabta iyo Caawaba la ciyaari  doonaa Kulamo aad u xiiso badan oo ka tirsan koobka adduunka 2018,  kulamadaas oo ay dalalka ciyaarayaa ka tirsan yihiin Group C & D.   waxaanan idiin soo gudbin doonaa Saacadaha Geeska Africa ee ay dhammaan bilaaban doonaan.

Group C June 16

01:00 France vs Australia

07:00 Peru vs Denmark

 

Group D June 16

04:00 Argentina vs Iceland

10:00 Croatia vs Nigeria

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here