HUBAALMEDIA.COM
Ma Dhab Baa Safarro Kedis Ah oo  Madaxweyne Siilaanyo  Maanta U Baxayo Dalalka Itoobiya Iyo Turkiga? Fahfaahinta warkan gudaha ka akhri
July 14, 2016 - Written by Editor-in-chief Hassan-Keefkeef

 

Hargeysa(Hubaal)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la filayaa inuu maanta gelinka dambe socdaal ugu ambobaxo dalalka Itoobiya iyo Turkiga.

Ma jiro war rasmi ah oo ay madaxtooyadu ka soo saartay socdaalka madaxweynaha, laakiin ilo xogogaala ayaa xaqiijiyay in socdaalka Madaxweynuhu yahay mid gaar ah. Warku wuxuu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo magaalada Addis Ababa ee Itoobiya joogi doono habeen. Lama oga inuu la kulmi doono madaxda Itoobiya wakhtiga kooban ee uu dalkaas joogo iyo in kale.

Hase yeeshee Madaxweyne Siilaanyo wuxuu u sii gudbi doonaa oo uu socdaal gaar ah ku tagi doonaa dalka Turkiga, iyadoo la sheegay in safarkiisu yahay mid u gaar ah, lamana sheegin arrinta gaarka ah ee uu madaxweynuhu dalkaas u tagayo. Madaxweynaha ayaa sida looga bartay aan la filayn inuu saxaafadda la hadlo.

Fadlan Guji Qoraalkan Si Aad Uga Bogato Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Ku Saabsan Safarka Madaxweyne Siilaanyo

siilaanyo-1

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews