HUBAALMEDIA.COM
“Maanta xadhigii iyo is basaasid baan jirine, caddaani-yow markaaga Oy markaygaan ooyayaaye,”Xasan Guure
April 9, 2017 - Written by Mustafe Faro

Mujaahid Xasan Guure Oo Xusay Inaan Weli La Helin Wixii SNM Usoo dagaallantay

xasan guure

Hargeysa:(Hubaal)-Guddoomiyaha madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Md. Xasan Guure Jaamac, ayaa soo jeediyey in la hirgeliyo, isla markaana laga midho dhaliyo ujeedadii ay dagaalka u galeen halgamayaashii xorriyadda Somaliland dhaliyey ee SNM, waxana uu shaaciyey inay yar tahay waxa ka hirgalay ujeedooyinkii loo dagaallamay.

Xasan Guure Jaamac oo ka hadlay munaasibad lagu daah furay mad-xafka taariikhda ururkii SNM lagu uruin doono ee SERYAN, ayaa caddeeyey inaan weli la haynin badiba midhihii la doonayey inay halgankii lasoo galay ka dhashaan, isaga oo cidda hoggaanka haysana kula dardaarmay inay dhaliilahooda u adkaystaan, waxana uu yidhi,“Ka maanta xilka hayaa yaanu dhibsanin haddii hadalka lagu soo qaado, waana lasoo qaadayaa, waayo wax la wada leeyahay ayuu hayaa, xilka SNM ay ahayd ee umaddu ka sugayey ee ilaa maanta maqani waxa ay ahayd inaan la samaynin wixii dawladdii Siyaad Barre samayn jirtey.”

Mujaahid Guure waxa uu xusay inay meesha ka baxeen qaar kamid ah hagardaamooyinkii taliskii Siyaad Barre, isaga oo wasiirka warfaafinta oo madasha  goob-joog ka ahaana kula dardaarmay inaanu hadalkiisa dhibsanin, “Maanta xadhigii iyo is basaasid baan jirin, inkasta oo la yidhaahdo hebel baad la socotay, caddaani-na waxan leeyahay waxba ha isoo eegine markaaga jibbood markaygaan jiboonayaaye, markaaga Oy markaygaan ooyayaaye,” ayuu yidhi Xasan Guure Jaamac.

Waxaad Hubaal media kala soo xidhiidhi kartaan E-mailaddan 
Hubaal100@hotmail.com 
Hubaal100@gmail.com
 Hubaal100@yahoo.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews